Sacad Xariiri ayaa la filayaa inuu Kulan la qaato Madaxweynaha Faransiiska, Emanwal Makaron oo horey u sheegay inuu Sacad Xariiri maalmo ama isbuucyo kadib dib ugu laaban doono Lubnaan.
Dhinaca kale, Sacad Xariiri waxa socdaalka uu ku tegay Faransiiska ku wehlisa Xaaskiisa, iyadoo ay 3-diisa carruuur ku soo hareen dalka Sacuudiga, sida uu baahiyey Telefishinka Mustaqbal ee ku hadla Afka Xisbiga Sacad Xariir ee Al-mustabal.