Caali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadlay khilaafkii u dhaxeeyay Madaxda Galmudug iyo aragtidiisa shirka ka ...
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya ayaa shaacisay inay 11 Hoggaamiye Dowladeed ka soo qeyb geli doonaan Munaasabadaasi oo berrito ...
Al-Shabaab ayaa Warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku sheegeen in ay Gacanta ku hayaan ...
Hotelka Naasa  Hablood 2 oo 28,kii Bishii October ee Sanadkaan uu weerarku ka dhacay ayaa ehelada dadkii ku geeriyooday iyo ...
Madaxweynaha DFS, ayaa la filayaa inuu berri subax u ambabaxo  magaalladda Nairobi, halkaasi oo uu kaga qeyb geli doono Munaasabadda ...
Maalmihii la soo dhaafay waxa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ka socday wadahadalo lagu doonayay in lagu kala qaado ...
warka maanta waxaa aqrinaya axmed xuseen cadow iyo fardowsa maxamuud sahal waxaana farsameyana maxamed cabdulahi cali boy
Caasimadda dalka Jabuuti ee Djbuuti waxaa Maanta ka furmay wadahadalo u dhaxeeya madaxda Maamulada Galmudug iyo kan Gobolada dhexe ee ...
Dowladda Japan ayaa maaliyad ay deeqsinimo ka muuqato ku biirisey Deeq Gargaarka Degdegga ah, si ay taageerto hawsha UNICEF ee ...
Saacadihii la soo dhaafay ciidamada dowlad Goboleedka Puntland gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran wax ay howlgallo kala ...
Dhakhaatiirta Qaliinka ee Machadka Kirishna ee Daaweynta Sayniska (KIMS) ee dalka Hindiya ayaa sheegay inay  ku guuleysteen Qaliin ay ku sameeyeen  Bukaan Soomaali ...
Warka Sakay waxaa aqrinaya abuukar dayax waxana farsameynaya maxamed Cabdulahi cali boy
Dibadbaxii Madasha Mucaaradka ee maanta lagu wadaa in lagu qabto Muqdisho ayaa dib loo dhigay, kadib dadaallo dhexdhexaadin ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas...
Muuqaallo cusub oo ay qabteen dayaxgacmeedyada sare ayaa muujinaya dhaqdhaqaaqyo dhismo oo ka socda laba xarumood oo muhiim ah oo...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.