Maanta ayaa la filayaa in dalka Jabuuti uu ka furmo shir dib-u heshiisin ah oo u dhaxeeya Madaxda Maamulada Galmudug ...
Generaal Maxamed Axmed Tareedisho taliyaha Guudatada 52,aad qeybteeda 21,aad ee ka howlgalla Xadka kulmiya Gobolada Galgaduud, Hiiran iyo Shabeellaha Dhexe ...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga  kula ...
Waxaa Barnamijka Soo Jeedinaya: Abuukar Dayax Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar  oo ku sugan Jaziirada Mahe ee dalka Seychelles halkaas oo ay ...
Ra’iisulwasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xilka wasiirka gaashaandhiga u magacaabay xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh. Md. Mursal ayaa horay ...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Amniga Maamulkaas ay ...
Warka Waxaa Soo Jeedinaya: Abuukar Dayax Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Kullankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka Jabuuti iyo Xubno ka tirsan ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee golaha amniga ...
Wargeyska CUKAAZ  ee ka soo baxa dalka Sacuudiga waxa uu shalay qoray inay heleen xog ku aadan Qorshe ay Dowladda Qatar ku ...
Guddiga Gurmad Qaran ayaa waxa ay Maanta Deeq Bajaajyo ah ku wareejiyeen ehelada dadkii ay Waalidiintooda ku geeriyoodeen qaraxii ka ...
Dibadbaxii Madasha Mucaaradka ee maanta lagu wadaa in lagu qabto Muqdisho ayaa dib loo dhigay, kadib dadaallo dhexdhexaadin ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas...
Muuqaallo cusub oo ay qabteen dayaxgacmeedyada sare ayaa muujinaya dhaqdhaqaaqyo dhismo oo ka socda laba xarumood oo muhiim ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mudane...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.