Maamulka Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Amar Maanta ka soo baxay waxaa lagu mamnuucay in shirar Siyaasadeed lagu qabto ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka Xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wakiilka cusub QM ...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo khaasaro geystay kaas oo Goordhow ka dhacay Ex-Koontorool Afgooye ee ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor ...
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa siweyn waxa uu uga hadlay cabasho dhawaan ka ...
Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa ka wada deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sida uu sheegay ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ay qeybaha bulshada ...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka badda ee maamulka Hir-Shabeelle Cismaan Xaadoole oo warbaahinta ku la hadlay Deegaanka Xaaji Cali ...
Warka Waxaa Si Wadajir Ah U Soo Jeedinaaya: Munasar Maxamed Cabdi & Maxamed Cabdi Xasan {Iidle} Waxaana Farsameynaaya: Maxamed Xuseen ...
Iyadoo maanta ay ku beegantahay 10-ka Bisha October oo ah maalinta loo aqoonsaday cudurka dhimarka aduunka ayaa Dr.Cabdullaahi Muuse Axmed ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo arbaco ah waxaa loo dhaariyay ka mid ahaansha xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya. ...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim oo goobjoog Maanta ka ah Kulanka golaha Shacabka ayaa waxa uu ...
Maamulka Jubbaland ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka culus ee maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo,...
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaas...
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib...
Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.