Waxaa saakay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dhaawacay laba qof oo shacabka ah. Dad goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen ...
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa lagu wadaa in Saacadaha soo socdo ee Axada Maanta ah taariikhduna ku beegan ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa booqday Xarunta Safaaradda Suudaan ...
Ciidamada Booliska Soomaaliyeeed ayaa Maanta waxa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada wadajir ee Gobolkan Banaadir. Howlgalka ayaa ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac  ee Radio Dalsan ...
Qoraal Caawa ka soo baxay Madaxda Dowlad Goboleedyada marka laga reebo Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa waxaa looga hadlay Doorashadii Maanta ka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho ayaa markale ku celiyay in dadka xilligaan heysta Goobaha Danta guud inay si ...
Shirka Golaha Wasiiradda dowlad Goboleedka Hirshabelle oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, islamarkaana uu goob joog ka ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indho Qarshe oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta kormeeray Fariisimo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Suleyman ...
Kadib shir Jaraa’id uu ku qabtay Gudaha Muqdisho Guddoomiyaha aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxa uu kaga hadlay halkii ...
Dilka Maamulayaashaan ayaa waxa uu Salaadii Maqrib kadib ee Caawa uu ka dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha qeybta degmada Yaaqshiid gaar ...
Sannadkii 2022, kaamka barakacayaasha ee Hilaac Wanaag ee ku yaala garasbaleey duleedkaMugdishu , waxaa laga billaabay hindise ay dad barakacayaal ah ay si iskaa- wax-u-qabso ah ugumidoobeen si ay xal ugu helaan dhibaatooyin deegaan oo ay sanado badan la tacaalayeen. Ujeeddadu waxay ahayd mid cad: in la helo dhul rasmi ah oo qoys walba uu leeyahaymilkiyadiisa. Iskashigan maaliyadeed oo loo yaqaano ayuuto waa nidaam dhaqameed dhaqaalaysi ah oo ka jirabulshada Soomaaliyeed. Waa nooc hanaan ay xubno ka mid ah bulshada ku midoobaan si ay lacag isugu darsadaan bil ahaan. Bishiiba, qof walba wuu bixiyaa cadad go’an, kadibna hal qofayaa helaya lacagtaas dhan. Wareegyo badan ka dib, qof walba ayaa helaya fursad uu lacagtaasku qaato. Waa nidaam lagu dhiso is-aamin, isla markaana ah qaab bulsheed lagu xalliyobaahiyaha maaliyadeed ee degdegga ah. Qoysaskan oo ay soo sal kiciyeen colaadaha, abaaraha iyo qalalaasaha isbedelka cimilada ayaawaxa ay barakac ahaayeen muddo 7 sano iyo ka badan . Intooda badani waxay muddo dheer kusugnaayeen nolol ku-meelgaar ah, iyaga oo hadba meel u guuraya mar kasta oo laga rarodegaankooda. Qoysaskan oo gaaraya 103, waxay si wadajir ah u garwaaqsadeen in mar walba oo ay meeldagaan la barakiciyo, maadaama dhulku uu leeyahay milkiile gaar ah. Waxaa la arkay in barakaca joogtada ah uu sababayo xasillooni darro nololeed, taas oo saamaysay caruurta, haweenka, iyo guud ahaan bulshada barakacayaasha ah. Barakacayaashu maadaama aysan markii hore haysanin heshiis sharci ah oo ay ku sii joogaan, ayaa waxa ay horseedaysay in marar badan lagu wargeliyo in...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo ansixiyay heshiis muhiim ah oo socdaalka la xiriira...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada, kaas oo...
Ugu yaraan saddex askari ayaa ku dhintay halka labo kale ay dhaawacmeen, kadib markii askari ka tirsan ciidamada ilaalinta nabadgelyada...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.