Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac  ee Radio Dalsan ...
Kooxo hubeysan ayaa tobaneeyo haween iyo carruur ah ku afduubtay weerar ay ku qaadeen xaafad ku taalla waqooyiga galbeed ee ...
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa kulankii caadiga ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Puntland,iyadoo kulanka looga ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gaalle oo Maanta safar dhulka ah uga soo uga soo ambabaxay Magaalada Hobyo ayaa ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Axmed Xuseen ...
Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii ...
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish)Â ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta maamulka ...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta khudbad ka jeediyay shirka ka socda magaalo xeebeedka Hobyo kaas oo ...
Shirkadda Facebook ayaa soo bandhigtay shuruuc cusub oo khusaysa xayaysiimaha siyaasadeed, arrintan ayaa timid ka hor doorashada madaxweynenimada Maraykanka, iyadoo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan booliiska Hirshabelle ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Xasilloonida Geeska Afrika ee qeybta ...
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...
Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...
Warar ay baahisay CBS News ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka hor yimid qorshe ay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.