Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay odayaal iyo wax-garad ka ...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ay hogaamineysay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ...
Duufaanta Dorian ayaa u muuqata mid gaabis ku socota ilaa iyo hadda, xilli ay ku wajahantay xeebaha gobolka Florida. Hase ...
Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya,isagoo ...
Maanta oo Arbaco ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 4-ka Bishan September ayaa waxaa uu qorshuhu ahaa in Magaalada Dhuusamareeb ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Maanta waxaa uu ku wajahan Magaalada Caabudwaaq ...
Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu waday inuu ka furmo Shirweynaha dib u ...
War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa waxaa looga hadlay dib u heshiisiinta loo sameeynayo beelaha ...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgashay kullan guddiga amniga iyo nabadda ee Afrika oo looga hadlaayay arrimaha dacwadda Kenya iyo Soomaaliya ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Abuukar Axmed ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta Arbaco ah waxaa lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo ...
The Somali delegation led by the Minister of Labour and Social Affairs Hon. Yusuf Mohamed Adan has concluded its participation...
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...
Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.