Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas laga qafaashay Xildhibaan ka ...
Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay xireen qaar kamid ...
Ku-dhawaad boqol maalmood oo ay xirnaayeen Duulimaadyada gudaha dalka ayaa Maanta si rasmi ah dib loogu furay ka dib saameyntii ...
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Qeybta 60aad ee ka howgala deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ...
Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir gaar ahaan fagaarada Taalada Daljirka Daahsoon ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax kooban oo looga soo ...
Waxaa saakay xaalad daganaano ah laga dareemayaa deegaano hoostaga Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo shalay dagaal xoogan uu ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu amray in la sameeyo "Beer Qaran oo ku magacaaban Halyeeyada Ameerika" si looga ...
Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo Axad ah taariikhduna ay tahay 5-ta Bisha Luulyo, waxaa lagu waday inuu furmo Shirka Golaha ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo xalay ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo Guddiga dhismaha ...
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya ahna hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ee Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ...
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka halista ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. ...
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyay tacaddiga iyo jirdilka loo geystay...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar ay kooxo hubeysan oo mucaarad ah ku qaadeen Saldhig Booliis oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa falal lagu khalkhal gelinayey amniga caasimadda, kuwaas oo ay ku kacaan xubno...
Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, G/Sare Macalin Mahdi, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Saldhigga Booliiska Degmada Wardhigley, isagoo faahfaahin...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.