Ururka iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa si kulul u Cambaareeyay qaraxyadii shalay ka kala dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, kuwaas ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta bilowday dhageysiga eed ka dhan ah Askari Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Isgoyska Ceel-gaabta ee ...
Garoonka diyaaradaha Magaalada Baardheere ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxaa barqanimadii Maanta halkaas shil ku gashay diyaarad ay leedahay leedahay ...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaam kasoo Cagadhigatay diyaarad nooca xamuulka oo sida Deeq Daawo ah, ...
War-murtiyeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Qadar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii shalay subax lagu weeraray Xarunta Laanta Canshuuraha ...
Allaha u naxariistee waxaa saakay deegaanka Yaaqle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Al-shabaab ay ku dileen Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad oo ...
War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Al-shabaab ay dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ...
Waxaa Maanta oo Axad ah si rasmi ah u bilowday Duulimaadyada gudaha dalka, kadib ay xirnaayeen ku dhawaad boqolaal Maalmood, ...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas laga qafaashay Xildhibaan ka ...
Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay xireen qaar kamid ...
Ku-dhawaad boqol maalmood oo ay xirnaayeen Duulimaadyada gudaha dalka ayaa Maanta si rasmi ah dib loogu furay ka dib saameyntii ...
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Qeybta 60aad ee ka howgala deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da kaga hadlay xaaladda siyaasadeed...
Diyaarado dagaal oo ay wadeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorshaysan ka fuliyay saldhigyo ay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta aas qaran u sameysay Taliyihii Guutada 2-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, General Axmed Cabdi Cali...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada New York kula kulmay dhiggiisa...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.