Wasiirka waxbarashada Galmudug Maxamed xaashi Dhoore ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka daah-furay imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee dugsiga ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa ku wajahan ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Guuleed Qadar ayaa Maanta oo sabti ah si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka ...
Fadhiga 19-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay ...
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya Cabbdinuur Maxamed Axmed ayaa xaqiijiyay in Maanta oo Sabti ah Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Safar ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi oo saacadihii ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuusan shacabka reer Mareykan ku amri doonin iney xirtaan maaskarada ama af-xirka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda ee Maanta la filayaa inay ...
In ka badan 37 kun oo Arday ayaa Maanta oo sabti ah u fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ...
Kadib markii maanta taliska booliiska gobolka Mudug ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen nin la sheegay in todobaad ka ...
Kiisaska COID-19 ee dunida ayaa ku dhow 14 milyan oo kiis iyadoo ku dhowaad lix boqol oo kun oo qofna ay ...
Ciidamada ammaanka ayaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug waxa ay ku qabteen nin todobaadkii lasoo dhaafay dil wadareed ka ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.