Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda ...
Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulanka 3-aad ee Kal-fadhiga 7-aad ee Golaha ku yeeshay ...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto ayaa haatan waxaa uu kulan uga ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka ...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Maanta Dalka dib ugu soo celiso 17 muwaadin oo midi ay tahay haween, ...
Siyaasadda Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga wadajir ayaa ka hadlay Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Maanta uu kahor jeediyay Xildhibaanada Golaha ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalkaas ayaa kulan gaar ah la ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Maxamed Cabsdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo sabti ah Khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, kadib ...
Waxaa Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ka furmay mid kamid ah kulamadii caadiga ahaa ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, kulankaas ...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka tacsiyeeyey Geeriga Alle ha u naxariistee Wasiiru ...
Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa saacad kadib ka furmaya mid kamid ah kulamadii caadiga ahaa ee Xildhibaanada ...
Faransiiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowlad ay leeyihiin Falastiin, isagoo noqday dalkii ugu dambeeyay ee dhowr dal oo...
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta Qaranka, xildhibaanno mucaarad ah, haween, aqoonyahanno,...
New York, United Nations – France has officially recognized the State of Palestine, joining a growing list of countries that...
Mogadishu, Somalia – Somalia’s opposition alliance, known as the National Salvation Forum, convened a broad-based meeting in the capital Mogadishu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.