Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay Weheliyaan Ku Xigeenkiisa Maxamed Cabdi Cilmi iyo Gudoomiye Ku Xigeenka ...
Wararka aan ka helayno  furumaha dagaalka Itoobiya ayaa shegaya in wajigii Seddexaad ee dagaalka labada dhinacba isku diyaarinayaan, ayna jiraan ...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay Maanta Jawaanno khaad ah oo ay kusoo qabteen howlgallo ay Ciidanku ka sameeyeen ...
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose Cabduqadir Maxamed Nuur Siidii ayaa Maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, kadib markii ...
Guddiga Golaha Shacabka ee xaqiiqa Raadinta Natiijadda Imtixaankii Dugsiyadda Sare ee Dalka ee 2020 ayaa la kulmay xubno ka socda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaya oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay ...
Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka ayaa goordhaweyd gudaha degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dilay Dawaral Mooto Bajaajle ahaa, ...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Daba-geed ayaa Magaalada Baladweyne kulan kula qaatay laamaha amniga Gobolka iyo ...
Hoggaamiyeyaasha 20-ka waddan ee ugu dhaqaalaha badan adduunka ayaa ballan-qaadaya Axadda maanta ah si loo hubiyo in si caddaalad ah ...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Goordhow waxaa gaaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi ...
Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa Maanlintii labaad waxaa uu Shirweyne xasaasi ah uga socdaa Hotelka Jazeera ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Digniin Cusub kasoo  saartay Duufaano xoogan kusoo wajahan Gobolo ka tirsan dalka Soomaaliya, kuwaasi oo la ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa booqday deegaanka istiraatiijiga ah ee Bariire, oo dhawaan laga...
Washington, D.C. – A brief remark by U.S. President Donald Trump has set Somaliland social media alight and stirred celebrations among...
Washington, D.C. – The new head of U.S. Africa Command (AFRICOM), Air Force Brig. Gen. Dagvin Anderson, has pledged to...
MOGADISHU — A new political storm is brewing in Somalia as at least 120 lawmakers have signed a motion to...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.