Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Goodhow ku dhawaaqday in la kala diray Guddigii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, sida lagu shaaciyay Qoraal kasoo ...
Saraakiisha Ciidanka Milateriga dowladda Kenya ayaa sheegay inay dileen xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, kadib weerar gelinkii horey ee shalay ...
Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa mar kale ka hadlay arrimaha doorashada dalka ka dhacaya dhammaadka sandkaan 2020/21, xili weli ...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa gaaray Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi ...
Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka NISA ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay qarax miino nooca gaadiidka lagu dhejiyo oo ...
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa goordhow Saddex Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay ku dileen qeyb kamid ...
Laamaha ammaanka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta Saldhiga Magaaladaas ka saaray in ka badan 10 qof oo ...
Wasiirka difaaca Turkiga Hulusi Akar ayaa sheegay in weerar kasta oo ay ku soo qaadaan maleeshiyaadka beriga Libya ee uu ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta Isniin ah waxaa ay ku ...
Wararka aan ka heleyno deegaan ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay ...
Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar uu ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan degmada Kaaran ee Gobolka ku ...
Jabuuti – 30 Abriil 2025 – Xaflad si heer sare ah loo agaasimay ayaa maanta ka dhacday magaalada Jabuuti, taas...
Muqdisho – Falcelin aad u xooggan ayaa ka dhalatay hadallo muran badan dhaliyay oo kasoo yeeray xildhibaanno ka tirsan Golaha...
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho inta u dhaxaysa 1-da ilaa 2-da bisha Maajo...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.