Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa barqanimadii Maanta duleedka Magaalada Jowhar ee ...
Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa ku guuleystay inay helaan Gabar lagu magacaabo Xafsa Maxamed Luqmaan oo maalmo kahor ay waayeen ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & dib-uheshiisiinta Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furtay Shir looga hadlaayo khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka ...
Ciidanka Xoogga dalka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waaberigii hore ee saakay ku dagaalamay deegaan lagu magacaabo Orshe oo dhinaca Bari ...
Waxaa saakay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha degmadaas iyo ku-xigeenkiisa oo ay ku tartameen Musharaxiin ...
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa qeybta 60-aad iyo Al-shabaab ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay ka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa Magaalada Antalya ee dalka Turkiga kulan kula qaatay dhigiisa ...
Taliska Booliska ee dalka Giriiga ayaa waxaa ay sheegeen in Askarigaasi la xiray, kadib, markii uu dhac hubeysan u geystay ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â Farxiyo ...
Wararka aan ka heleyno degmada Warcimraan ee Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Barkad laga cabo biyaha ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa kulan ...
Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Qaani ayaa waxa uu Xilalkii ka qaaday Wasiiraddii Difaaca iyo Arrimah Gudaha ee dalkaasi, kadib, markii ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fulisay xukun dil toogasho ah oo horey loogu...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in ay si dhow ula socoto...
Mogadishu – The Federal Government of Somalia has issued an official statement addressing the tense security situation in the Gedo...
Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has officially appointed Ambassador Aweys Haji...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.