Sareeye Guuto Tefera Mamo ayaa loo magacaabay abaanduulaha ciidamada gaarka ah ee deegaanka Amxaarada. Xilkan ayaa waxaa maalmo ka hor ...
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Shariif Sheikh Axmed ayaa lagu wadaan in Saacadaha soo aaddan ay socdaal ...
Wararka aan ka helayno deegaanka Qaycad ayaaa ku warramaya in Saaka si buuxda ay degaankaasi ula wareegeen Ciidanka Dowladda Federaalka ...
Qiyaasaha muujinaya in Taalibaan ay si deg deg ah ula wareegeyso dhulka Afghanistan oo dhan maahan dhalanteed, sida uu sheegayo ...
Hay'adda Adeega Muwaadinimada iyo Socdaalka ee dalka Maraykanka waxay ku dhawaaqday inay aqbaleen Codsiyada Nidaamka Badbaadada Ku-meel-gaarka ee TPS oo ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go'an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â Abdi Salaan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay isu safri ...
17 Tahriibayaal ayaa ku haftay Dooni shalay ku degtay meel ka baxaan Xeebaha dalka Tunisia, sida uu sheegay Afhayeenka Xafiiska ...
Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble u soo gudbiyay Warbixinta ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â Abdi Salaan ...
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka ee dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah lagu wareejiyay qalab loo adeegsanayo qabashada ...
Mogadishu, Somalia – In what could be one of the most significant oil discoveries in recent East African history, Turkiye...
Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...
Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.