Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho laga daah furay kulan wada tashi ah oo looga hadlayo arrimo ku aaddan marxaladda kaal guurka ...
Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, waana markii ugu horeysay ...
Wararka inaga soo gaaraya degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay xalays aq-dhexe ...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa garoonka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â C/naasir ...
Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Itoobiya ayaa waxay baahiyeen ciidamada dowladda dhexe ee Itoobiya oo uu hoggaaminayao Ra’isal wasaare Abiy ...
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go'aankii guddiga doorashada heer Federaal ay dib ugu celiyeen laba kala ...
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ee bartmaha Soomaaliya ayaa ku warramaay in halkaasi uu ka dhacay dil, loo gaystay qof ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Â Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Jamuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya,Maxamed ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â C/naasir ...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayna wehliyaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta...
Dowladda Israa’iil ayaa ku amartay kumannaan Falastiiniyiin ah inay si degdeg ah uga baxaan qeybo ka mid ah waqooyiga Marinka...
Ciidamada Booliska Puntland iyo kuwa Badda Midowga Yurub (EUNAVFOR), gaar ahaan Hawlgalka ATALANTA, ayaa kulan muhiim ah oo ku saabsan...
Bosaso, Puntland-In the shimmering waters of the Gulf of Aden, aboard the Spanish warship ESPS Navarra (F85), a significant milestone...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.