Waxaa Seddexdii Bishaan December Muqdisho lagu soo gababayeeyay Carwada bandhigga buugaagta ee Muqdisho Book Fair, oo sanadkii lixaad la qabtay. ...
Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa go'aan ka gaadhay dhibaatooyin ay muddo badan shacabka deegaankaasi ka cabanayeen ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Abuukar ...
Hadal heyn xooggan ayaa ka dhalatay xiritaanka nin dhalinyaro ah oo abwaan ah oo lagu magacaabo Idiris Siciid Maxamed (Ilig), ...
Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka Soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyada xiriirka ee hirgalinta Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta ...
Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas ka dhacaday Sabtidi. Guddiga ayaa sheegay in ...
Dagaallo culus ayaa ilaa saaka ka socda Magaalooyin waa weyn oo ka tirsan Dalka Itoobiya, waxaana dagaalka ugu xooggani uu ...
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho laga daah furay kulan wada tashi ah oo looga hadlayo arrimo ku aaddan marxaladda kaal guurka ...
Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, waana markii ugu horeysay ...
Wararka inaga soo gaaraya degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay xalays aq-dhexe ...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa garoonka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo hoggaaminaya wafdi...
Ururka Midowga Afrika ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar ku bixiyay in si degdeg ah magaalada Garoowe loogu raro ciidamada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.