Qarax khasaaro geystay ayaa goor dhow ka dhacay xaafad ka tirsan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana la qarxiyey ...
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa Maanta la filayaa inuu booqasho ku yimaado Wakiilka Sare ee Midowga Yurub ...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka ayaa Maanta oo Axad ah lagu ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha,. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Ku xigeenka ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu soo gaaro Magaalada caasimadda ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Xasan ...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayey oo ka yimid Magaalada Baydhabo ayaa galabta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa kulan ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40 ee 10-ka September 2022, kuna saabsan ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Cali Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo Magaalada Muqdisho ee caasimadda ...
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Biyo Kulule, ku qabtay gaari nooca Dhaynta ah oo siday...
Nin hubeysan ayaa weerar dhimasho leh ka fuliyay magaalada New York, isagoo dilay afar qof oo uu ku jiro sarkaal...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawa Yuusuf Raage, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay soo iibsatay laba diyaaradood oo nooca Airbus A320 ah, kuwaas oo lagu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.