• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Muwaadin Soomaali oo ku xirnaa Mareykanka oo dib ula Midoobay Qoyskiisa

Bilan Media by Bilan Media
July 17, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

C/qaadir Maxamed oo muddo 20 bilood ah ku xirnaa Xarun dadka lagu hayo oo ku taalla Maraykanka ayaa la sii daayey, isagoo dib ula midoobay Xaaskiisa oo haysata Dhalashadda Maraykanka iyo carruurtiisa oo ku nool Gobalka Ohio ee dalkaasi.

Mar uu  Suxufiyiinta la hadlay markii laga soo daayey Xabsiga waxa uu sheegay inuu dareemayo sidii qof ay nolosha mar kale ku soo laabatay oo kale.

Waxa uu markii ugu horreysay isagoo xor ah la kulmay Xaaskiisa, Malyuun Maxamed oo aysan is-arkin ku-dhawaad 2-sanno.

C/qaadir Maxamed oo Fiisaha dalkaasi helay bishii June 29-dii ee sannadkii 2017-kii waxa la xiray, isla markii uu ka soo degay GaroonkaJohn F. Kenedy ee magaalladda New York, xilli uu sii raaci lahaa Diyaarad ku sii jeeday Gobalka Ohio oo ay Xaaskiisa deggan tahay.

Qareenadiisa waxay sheegeen in si sharci-darro loo xiray, kadib, markii lala yeeshay Xog-wareysi socday muddo 15-saacadood, isagoo aan haysanin Turjumaan, Is-faham la’aan isaga iyo Saraakiishii Waaxda Xuduudaha dalkaasi ee baaritanaka ku hayey, iyadoo laga bixiyey Aragti qaldan.

Qareenadda C/qaadir Maxamed waxay ka hadleen xaalladii uu ku sugnaa muddadii uu xirnaa, waxayna sheegeen inuu muddo 8 bilood lla xanuunsanaa xanuunka Feeraha ku dhaca ee Qaaxadda ama TB-da, isla markaana uu muddo 10-maalmood ku jiray Isbitaalkii lagu daaweynayey.

“Waxaan dareemayaa inay wax xun ahaayeen wixii igu dhacay, waayo, Aniga wax qalad ah ma samaynin, waxaana Maraykanka ku imid si sharci ah, balse, waxaan aad ugu mahad celinayaa kuwii taageeradda ii fidiyey” ayuu yiri C/qaadir Maxamed oo bilowgii Isbuucan xaaskiisa kula  midoobay magaalladda Elizabeth ee Gobalka Ohio ee dalkaasi.

Waxa uu markii ugu horreysay indhaha ka qaaday labadiisa carruur oo lagu kala magacaabo Suheyla oo 2-jir ah iyo Suhayba oo hal sanno jir.

Xaaskiisa, Malyuun Maxamed oo 26-jir ah, haysatana dhalashadda Maraykanka waxay ka shaqeysaa Wershad, waxayna dib u bilaabi doontaa W/barashadda, si ay u hesho Shaahadada Caafimaadka iyo Nabadda Ilkaha (Dental Hygiene).

Si kastaba ha ahaatee, Lammaanahaasi oo nolol cusub dib u bilaabaya Maraykanka ayaa la sheegay inay  isku soo guursadeen dalka Koonfurta Afrika bishii June ee sannadkii 20116-kii.

Previous Post

Dhageyso;- Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Sawirro:-RW ku-xigeenka Dalka oo Shir ka furay Magaalada Muqdisho

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Next Post

Sawirro:-RW ku-xigeenka Dalka oo Shir ka furay Magaalada Muqdisho

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya...

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Koox ka kooban madax hore iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo si weyn looga qadariyo siyaasadda Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah...

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay mowqifka Puntland ee ka bixitaanka madasha siyaasadeed ee dhawaan lagu...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo si cad u...

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

"Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

"Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

"Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
English News

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • “Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
  • “Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
  • Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
  • “Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00