Musharax Cabdiramaan Cabdi Shakuur, ayaa maanta gaaray Magaaladda Dhuusamareeb ee xaruunta Gobolka Galgaduud ee Soomaaliya.
Mr Cabdiramaan Cabdi Shakuur, ayaa kulamo la qaatay masuuliyiinta maaamulka Ahlusuna wal jamaaca ee Goboladda Dhexe.
Cabdiramaan Cabdi Shakuur, ayaa waxaa uu kamid yahay musharixiinta isbedel doonka dalka, waxaana uu kamid yahay kuwa ugu cad cad ee dorashada sanadkaan ka qeyb-galaya.