• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 8, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maxaa looga hadlay kulan dhexmaray MW Xasan Sheekh iyo wafdi ka socday UK?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 25, 2024
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Maxaa looga hadlay kulan dhexmaray MW Xasan Sheekh iyo wafdi ka socday UK?
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska James Stephen Heappey oo booqasho ku yimid dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Wasiirka guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray xaqiijinta amniga, tayeynta Ciidamada iyo la dagaallanka waxa loogu yeero argagixisada oo hadda maraya heer wanaagsan, taas oo suuragalisay in dalka uu ka gudbo marxaladdo adag oo ay ka mid tahay qaadista cunaqabateynta hubka.

Madaxweynaha ayaa uga mahadnaqay Boqortooyada Dowladda Ingiriiska doorka ay ka qaadato tababarida ciidamada Soomaaliyeed, xilli ay Soomaaliya isku diyaarineyso la wareegida mas’uuliyada amni ee dalka, kadib bixitaanka qeybaha ka harsan ciidamada ATM.

Dhankiisa, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Boqortooyada Ingiriiska Mudane James Stephen ayaa bogaadiyey horumarada muuqda ee ay si wadajir ah ugu tallaabsadeen shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, isaga oo xusay sida ay uga go’an tahay  dowladdiisa xoojinta iskaashiga difaaca iyo la dagaallanka argagixisada ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo UK.

Previous Post

Shirweynaha Maamullada Goballada iyo degmooyinka Hirshabeelle oo furmay

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiir Cusub

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

July 7, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

July 7, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiir Cusub

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiir Cusub

Key Delegations Head to Las Anod Ahead of Crucial SSC-Khaatumo Statehood Conference

Key Delegations Head to Las Anod Ahead of Crucial SSC-Khaatumo Statehood Conference

by Gesey Liban
July 8, 2025
0

Las Anod – The city of Las Anod, the administrative capital of the Sool region, is preparing to host a high-stakes political conference aimed...

Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador

Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador

by Gesey Liban
July 8, 2025
0

MOGADISHU – As Somalia ramps up preparations to participate in the upcoming Arab University Games in Doha, Qatar, the country’s Minister of Youth and...

Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation

Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation

by Gesey Liban
July 8, 2025
0

MOGADISHU – The Mayor of Mogadishu and Governor of the Banadir Region, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), hosted a courtesy meeting at his...

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

by Ilhaan
July 7, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta booqasho dhiirigelin iyo dhiirrigelin qaran ah ku tegay...

Key Delegations Head to Las Anod Ahead of Crucial SSC-Khaatumo Statehood Conference
English News

Key Delegations Head to Las Anod Ahead of Crucial SSC-Khaatumo Statehood Conference

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador
English News

Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation
English News

Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Key Delegations Head to Las Anod Ahead of Crucial SSC-Khaatumo Statehood Conference
  • Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador
  • Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation
  • Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00