Maxaa ka jira in dawlado shisheeye ay gadaal ka riixayaan mooshinka madaxweynaha ?

Idaacada  Dalsan ayaa tan iyo markii ay xildhibaanada geeyeen mooshinka madaxwenha ka dhanka ah waxey la xiriireyeen Villa Somalia si ay wax uga yiraahdaan .

Saraakiil diiday inaan magacooda xigano aya u sheeegay Dalsan in quwado shisheeye ay gadaal ka taaganyihiin mooshinka madaxweynaha .sarkaalkan ayaa diiday iney magacaabaan dawladdaas balse waxaa ku gaabsaday.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor