• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 18, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Marxuumad Luul Cabdicasiis oo muddo Bil kadib Maanta la Aasay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 8, 2024
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Marxuumad Luul Cabdicasiis oo muddo Bil kadib Maanta la Aasay
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa maanta oo jimco ah qabuuro ku yaalla deegaanka Jazeera ee duleedka Koonfureed ee magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee marxuumad Luul Cabdicasiis oo bil kahor u geeriyootay dhaawac halis ah oo kasoo gaaray dab uu qabadsiiyay ninkii qabay.

Meydka Marxuumad Luul Cabdicasiis ayaa bil ku jiray qaboojiye yaalla Isbitaalka Racep Tayyib Erdogan (Digfeer) ee Muqdisho, halkaasi oo la geliyay markii ay u geeriyootay dhaawaca dabka uu u geystay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo seygeedii ahaa.

Boqolaal dadweyne ah ayaa ka qeyb galay tukashada salaada janaasada iyo aaska loo sameeyay Luul Cabdicasiis oo aheyd hooyo uur lahyed, isla markaana la gubay, xilli ay joogay gurigeeda oo ku yaalla degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir.

Dadkii ka qeyb galay aaska oo kamid ahaayeen qoyska marxuumada iyo eheladeeda ayaa dhamaantood Alle uga baryay inuu u naxariisto Luul, janatul firdowsana ka waraabiyo, Marxuumada ayaa ifka kaga tagtay lix carruur ah oo ay dhashay.

Si kastaba, aaska marxuumadda ayaa ku soo beegmaya maalmo kadib markii maxkamadda gobolka Banaadir ay dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali, ayada oo qoyskeeda ku adkeysteen in aan gabadhooda la duugeyn inta ay caddaalad ka heleyso.

Previous Post

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 08/03/2024

Next Post

India Announces Reopening of Embassy in Mogadishu

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso
Caalamka

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

May 17, 2025
Next Post
India Announces Reopening of Embassy in Mogadishu

India Announces Reopening of Embassy in Mogadishu

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in Taliyihii ciidamada Macaawisleyda gobolkaasi, Cabdi Yuusuf Salaad (oo loo yaqaanay Cabdi...

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

by Liban
May 18, 2025
0

MOGADISHU – In a significant step towards revitalizing Somalia’s health sector, the Federal Ministry of Health and Human Services, in...

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya kuwa deegaanka ayaa saaka weerar qorsheysan ku qaaday fariisimo ay  Al-Shabaab ku...

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

by Liban
May 18, 2025
0

MOGADISHU – A suicide bomber struck a military recruitment center in Damaanyo, Mogadishu, on Saturday morning, targeting scores of young...

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity
English News

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported
English News

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hamas Confirms New Round of Talks with Israel Has Begun
English News

Hamas Confirms New Round of Talks with Israel Has Begun

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
  • Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity
  • Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
  • Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00