• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maraykanka oo sheegay inay ballaarin doonaan Hawlgalladda ka dhanka ah Al-qaacida iyo Alshabaab.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 28, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wargeyska New York Times ayaa shalay qoray in Hawlgalka Milliteriga Maraykanka ee uu Maamulka Obama ku kordhiyey Hawlgalkaasi inay tahay Tallaabo lagu xoojinayo Maamulka Madaxweynaha La-doortay ee Maraykanka, Donald Trump si ay u sii wadaan Dagaalka lagu jiro Kumanaanka Dagaalyahannadda Islaamiyiinta ee ku sugan Somalia, waa sida hadalka loo dhigay.

Kongareeska Maraykanka ayaa la filayaa inay bisha soo socoto si rasmi ahaan u shaaciyaan Dukumentiga horumarka laga gaaray Hawlgalka Maraykanka ka wadaan Caalamka, gaar ah Hawlgalka haatan ay kula jiraan Dagaalamayaasha Alshabaab, waa sida u uqoray Wargeyska New York Times.

Sannadkii 2013-kii Sharciga duqeynta ayaa xadidnaa, inkastoo ay Milliteriga Maraykanka sannooyinkii la soo dhaafay qaadeen Duqeymo ay ku sheegaan inay isku difaacayaan.

us-dronesQaar ka mid ah Khubarada ayaa mucaaradsan Maamulka in la isticmaalo qoraal ay Kongareeska Maraykanka ansixiyeen sannadkii 2001-dii, kaasi oo sababo wanaagsan looga dhiganayo Dagaalka ay Maraykanka kula jiraan Xarakadda Alshabaab.

Bishii March 5-dii ee sannadkan, Milliteriga Maraykanka waxay duqeyn ka fuliyeen gudaha Somalia, taasi oo ay sheegeen in lagu dilay in ka badan 150 Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab.

Wargeyska New York Times ayaa qoray in weerarkaasi la qaaday iyadoo aan lala tashanin Siyaasad-sameeyayaasha Washingyon, waxayna Milliteriga Maraykanka sheegeen inay duqeyntaasi qeyb ka tahay waxa ay ugu yeereen Is-difaaca Shaqsiyadeed.

La-taliyayaasha iyo Milliteriga Maraykanka ee ku sugan gudaha Somalia ayaa la shegeay inay dalbadaan Duqeymaha Diyaaradaha marka ay dareemaan khataro ku soo fool leh.

Dhinaca kale, Wargeyska NYT waxay soo xigteen La-shaqeeye Sare oo lagu magacaabo Micah Zenko oo ka tirsan Golaha Xiriirka Arrimaha Dibedda Maraykanka, kaasi oo sheegay inay waali tahay in qeyb ka mid ah Sharciga soo baxay sannadkii 2001-dii in loo turjumanayo micno kale si Tagaeero dhinaca Cirka loogu fidiyo Ciiddanka Hawlgalka AMISOM.

Micah Zenko waxa uu ugu dambeyntii tilmaamay go’aanka ay Maamulka Madaxweyne Obama ku ballaarinayaan Hawlgalka ka dhanka ah Al-qaacida iyo Alshabaab inay tahay mid uu Obama doonayo inuu Maamulka cusub ee Donald Trump uga tago si loo ballaariyo Awoodaha iyo Maamulka ee Hawlgalkaasi.

Xigasho: NYT

©Radio Dalsan

Previous Post

Faahfaahin:- Diyaarad Foker oo ka ambabaxday Somalia oo shil ku gashay Garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi.

Next Post

Dhageyso:Xamar Weyne oo lagu soo bandhigay rag burcad ah iyo Alaab ay soo dhaceen.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Next Post

Dhageyso:Xamar Weyne oo lagu soo bandhigay rag burcad ah iyo Alaab ay soo dhaceen.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) ayaa maanta xarunta saddexaad ee baasaboor bixinta ka furtay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Munaasabadda...

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa maanta weerar ballaaran ku qaaday fariisimo ay...

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Magaaladda Muqdisho waxa ku da’ay roobab xooggan oo sameyn ballaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Roobkan oo da’ay...

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

by Liban
May 20, 2025
0

ADDIS ABABA – The Federal Member State of SSCKhaatumo took part in the ID4Africa 2025 Annual General Meeting (AGM), a...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration
English News

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?
English News

Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador
English News

Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
  • Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
  • ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
  • SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00