Madaxweyne Lafta-gareen oo Magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada Shabeellaha Hoose

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa lagu Magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada amniga iyo Maaliyada ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Cabdi Axmed Yuusuf ayaa loo magacaabay inuu noqodo Guddoomiye ku-xigeenka amniga Shabeellaha Hoose, halka Mayow Mustaf Xuseen loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyada Gobolkaas.

Sidoo kale laamaha amniga iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la faray inay la shaqeeyan Mas’uuliyiinta Cusub ee la Magacaabay.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

 

Comments
Loading...