C/kariin Xuseen Guuleed oo ay Talaadadii xilka ka tureen Xildhibaanada Baarlamaanka Gal-Mudug kadib 54-xildhibaan oo u codeesay Mooshin kalsoonida laga laabtay ayaa arinkaa waxaa ka horyimid Madaxweyne Guuleed.
C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shalay cadaado gaaray waxaana uu ku amray ciidamada amaanka Gal-Mudug iyo kuwa Amisom in ay ka hortagaan qalalaaso ka dhaca deegaanada Maamulkaasi.
Halkan ka dhageyso C/kariin Xuseen Guuleed.