Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa kulankoodii khamiislaha ahaa waxa ay Maanta ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland.
Kulanka ayaa todobaadkaan waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin, Amniga,Diyaar Garowga 8, Bisha Janaayo iyo qodobo kale.
Hoos Ka Akhriso Qodobada shirka looga hadlay oo dhameystiran.