Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay la taliyaha Arrimaha Nabadeenta iyo Dib -uheshiisiinta Madaxweynaha KGS.
Sayid Axmed Sheekh Daahir ayaa waxaa loo magacaabay inuu noqdo la Taliyaha Arrimaha Nabadeenta iyo Dib –uheshiisiinta Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.
Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen.