Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad gobolledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil Saeed Abdelatef iyo wafdi ay hogaaminayso oo booqasho ku timid Jubaland.

Madaxweynaha iyo Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa musiibooyinka dabiiciga ah iyo gurmadka saamaynta ka dhalata sidii si wadajir ah la isaga kaashan lahaa.

About Webmaster

View all posts by Webmaster