Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hambalyo u diray gudomaiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.
Dhinaca kalana Ra’isulwasaare Cumar C/rashiid ayaa dhankiisa boogaadiayay Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo baarlamaanka Soomaliya a u doorteen in uu noqdo Afhayenka Baarlamaanka Dalka.