• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Madaxweynaha Dowladda Federalka oo shaaciyey in Caasimaddaha Maamul-gobaleedyadda lagu qaban doono Doorashooyinka.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 20, 2016
in Warar
Reading Time: 6 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Barnaamij-Wareedka Newsday ee ka baxa Idaacadda BBC-World Service, wuxuuna xusay in Doorashadda Barlamaanka cusub lagu qaban doono 6-da magaallo-madax ee Dowlad-gobaleedyadda dalka, oo uu tilmaamay inay leeyihiin dhul ku filan oo ay Kumanaan  Kun oo qof codkooda ka dhiiban karaan.

 

Madaxweynaha waxa uu tilmaamay inay Magaallooyinkaasi haatan ka jiraan Nabad ku filan oo la isku halayn karo, wuxuuna xusay inay Ciiddanka Qaranka iyo kuwa AMISOM sugi doonaan Ammaanka Xilliga Doorashooyinka.

 

Tomi Oladipo oo ah Weriyaha dhinaca Ammaanka ee BBC-da oo Madaxweynaha wareystay waxa kale oo uu Madaxweynaha wax ka weydiiyey Awoodda Dagaalamayaasha Alshabaab leeyihiin, wuxuuna Madaxweynaha qiray inay Alshabaab weli xooggan yihiin, balse awoodooda la laciifiyey, waa sida uu hadalka u yiri.

 

“Alshabaab sannadihii 2010-kii, 2011-kii iyo 2012-kii waxay dhowr mitir u soo jirsadeen Xarunta Dowladda ee Villa Somalia, balse haatan Alshabaab waa laga dhaqaajiyey, lagana fogeeyey magaalladda Muqdisho” ayuu yiri Madaxweynaha oo tilmaamay inuusan  Dagaalka lagu jiro Alshabaab ahayn mid Milliteri.

 

Waxa uu sheegay in Alshabaab looga guuleystay Dagaalka Milliteriga, balse uu dagaalkooda haatan noqday dagaal Xag-jirnimo, waa sida uu hadalka u dhigay.

 

Wuxuuna intaasi ku daray inaysan Dowladiisa haatan walaac ku haynin Dagaalka Milliteri ee Alshabaab, balse ay ku hawlan yihiin dib-uga soo kabashadda Dhaqaalaha, Arrimaha Bulshadda iyo Wacyi-gelinta iyo in Dadka lagu wareejiyo Maamulka.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu tilmaamay in Dagaalka Alshabaab ahayn mid Aydhoolajiyadeed, isla markaana Dhallinyaradda ku biirtay ay Danno Dhaqaale ugu biireen, iyadoo qofkiiba la siiyo 50 Dollar ilaa 100 Dollar marka ay bil kasta dhamaato, waa sida uu hadalka u dhigay.

 

Si kastaba ha ahaatee, Xarakadda Alshabaab waxay tan iyo sannadkii 2007-dii Dagaal kula jiraan Ciiddanka Dowladda iyo kuwa AMISOM, waxayna weli ku xooggan yihiin Degmooyin ku yaalla Goballadda Koonfurta iyo kuwa Dhexe ee Somalia.

 

Waxay kaloo Hawlgalo qorsheysan ku qaadaan Saldhigyadda Ciiddanka AMISOM iyo qeybo ka mid ah Degmooyinka ku yaalla W/bari ee dalka Kenya.

 

Xigasho: BBC WORLD,

©Radio Dalsan

Previous Post

(KHAAS): Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo la qorsheynayo inay booqasho Hawleed ku yimaadaan Somalia.

Next Post

UNHCR oo koox Baarayaal u dirtay goobta ay ku degtay doonidii ay ku le’deen boqolaal Tahriibayaal u badnaa Somali.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Next Post

UNHCR oo koox Baarayaal u dirtay goobta ay ku degtay doonidii ay ku le’deen boqolaal Tahriibayaal u badnaa Somali.

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Ankara, Türkiye - In a proud moment for Somali education and international cooperation, 78 Somali students were among the graduates honored during the 2025...

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Ankara, Turkey – In a significant diplomatic engagement underscoring the enduring bond between Somalia and Turkey, Somali President Hassan Sheikh Mohamud...

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

by Ilhaan
July 12, 2025
0

MOGADISHU  – In a high-level meeting at the headquarters of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) in Mogadishu, the Vice...

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

by Liban
July 11, 2025
0

Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, met with Nigerian Foreign Minister Ambassador Yusuf Maitama Tuggar...

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony
English News

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting
English News

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
English News

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
English News

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure
English News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award
English News

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • 78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony
  • Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting
  • Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
  • Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00