Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo mas’uul xilkii ka qaaday

Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa Xilka ka qaaday agaasimaha waaxda Badqabka duulimaadyada Mr Burhaan Badde.

Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa xilkii ka qaadey Agaasimaha waaxda badqabka duulimaadyada Mr. Burhaan Daahir Badde.

Maareeyaha ayaa xilkaan u magaacabay Mr. Hussein Ahmed Ismail oo aqoon durugsan uleh xilkan loo magacaabay in mudo ahna kasoo shaqeeynayey hay’adda.

Sidoo kale maareeyaha ayaa alle ugu baryey Agaasimaha cusub ee waaxda Badqabka Duulimaadyada ( Aviation Safety) in uu u fududeeyo masuuliyada culus ee loo igmaday waxa uuna kula dardaarmay inuu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeego qranka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor