Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa shaqo joojin ku sameeayay mid ka miod ah masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya.
Wasiirka ayaa shaqada ka joojiyay Xoghayaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi Risaaq Xasan Gaaboow, waxaana xoghayaha uu u soo jeediayy eedeymo kala duwan.
Wareegto kasoo baxaday Xafiiska Wasiir Maxamed Abuukar ayaa lagu sheegay in shaqada looga joojiyay Cabdirisaq Xasan Gaaboow, ka dib markii lagu helay wax is fdaba marin iyo ku tagri fal awoodeed oo uu ka dhexsameeyay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana si gaar ah loogu eedeeyay in uu waday iska horkeenid maamulka Koonfur Galbeed dhexdiisa ah.
Hoos ka Akhriso Qoraalka shaqa joojin