Khasaaro ka dhashay Biriq ku dhacday Saldhig Milliteri

Ugu yaraan 14 Arday tababar Milliteri qaadanaysa ayaa ku dhawaacantay Biriq ku habsatay Saldhig Tababarka Milliteriga oo ku yaalla Tuulladda Osendrejat ee Gobalka Waqooyiga Barabant ee  Koonfurta dalka Holland.

Dadka ku dhaawacay biriqdaasi waxaa la sheegay in la dhigay Isbitaalka, iyadoo mid ka mid ah Ardayda la tababarayey uu si xun ugu dhaawacmay Biriqda ku soo dhacday Xeradooda

Comments
Loading...