Isgoosyada Qaar Ee Muqdisho Oo Lagu xiray Kaamirooyinka CCTV.

Isgoysyada , Banaadir, Zoope ,KM4, Dabka illaa sayidka,  Waxa ay dowlada somaaliya ku xirtay Kaamirada qarsoon ee CCTV Si loola socdo Dhaqadhaqaaqa Wadooyinkaas waxaana la sheegay in qeyb ay ka tahay arintani xoojinta amaanka xili laguda galayo Doorashada Madaxweynaha.

Waxaa ay Dalsan heshay xogo ku saabsan Kaamiroyinkaas  waxaana la ilo ku dhow hey’adaha amaanka ay sheegeen in lagu xaqiijanayo amaanka kahor Doorashada dhaceysa Arabacada si looga hortago falalka amaan Dari ee Dhici kara.

Waxaa ay talaabadaan ay tahay mid loo qaaday amaanka xili Dalka uu ku jiro Marxalad Doorasho oo ka duwan kuwii hore iyadoo Saraakiisha amaanku ay sheegeen kol hore inay xoojin Donaan amaanka Goobta ay ka dhaceyso Doorashada waxaana loo xirayaa qabsoomida Dooarshadaas Wadooyin Muhiim u’ah isticmaalka dadweynaha Muqdisho.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media