• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 21, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Hoggaamiyayaasha Caalamka oo siyaabo kala duwan uga hadlay duqeyntii Syria

Bilan Media by Bilan Media
April 14, 2018
in Caalamka, Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay inay Diyaraadaha iyo Maraakiibta Dagaalka ee Maraykanka, Britain iyo Faransiiska sweerar wadajir ah ku qaadeen dalka Syria.

Weerarkaasi ayaa dhacay Waaberigii hore ee xilliga dalka Syria, waxaana duqeynta lala beegsaday Xarumo Milliteri iyo Bakhaaro lagu kaydiyo Hubka Kiimikada.

Hoggaamiyayaasha Caalamka ayaana souaanp la;a duwam uga hadlay Duqeyntaasi.

IIRAAN:

Hoggaamiyaha Kacaanka Islaamiga Iiraan, Aayatullaahi Cali Khamanii waxa uu cambaareeyey weerarkaasi, wuxuuna Madaxweynayaasha Maraykanka, Faransiiska iyo Ra’isul-wasaarada Britain ku tilmaamay Dembiilayaal Dagaal.

Madaxweynaha dalka Iiraan, Xasan Ruuxaani oo khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Syria Bashaar Al-asad waxa uu u muujiye inay dalak Syria gacan ka siinayaan La-dagaalanka Gardaradda Isbahaysiga Maraykanka iyo Argagixisadda

Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay in laga hortagay inta badan Gantaalladii ay Dowladaha Reer Galbedka ku soo qaadeen Syria.

Wakaalladu waxay kaloo sheegtay inay Ciiddanka Dowladda Syria heleen Shaybaar ay Maleeshiyooyinka ka soo horjeeda Dowladda dalkaasi ku samaysan jirey Hubka Kiimikada.

Telefishinka AL-MANAAR ee taageera Ururka XISBULLAAHI Lubnaan ayaa sheegay in Weerarka Isbahaysiga Maraykanka xadgudub ku yahay Sharafta dadka Syria iyo Qaranimadda dalkaasi.

CIRAAQ:

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ciraaq ayaa lagu cambaareeyey Weerarkaasi, oo lagu tilmaamay mid khatar gelinaya Ammaanka Mandiqadda.

RAASHIYA:

Sarkaal sare oo ka tirsan Milliteriga Raashiya, laguna magacaabo Jeneral  Sergey Rudskoy ayaa sheegay inay Ciiddanka Difaaca Cirka ee Syria burburiyeen ugu yaraan 71 Gantaalo ay Isbahaysiga Maraykanka ku soo qaadeen dalka Syria.

Jeneral  Sergey Rudskoy oo Suxufiyiinta kula hadlay magaalladda Mosko ayaa sheegay in ugu yaraan 103 Gantaal lagu soo duqeeyey bar-tilmaameedyo ku yaalla gudaha Syria.

Waxa uu intaasi ku daray inay Nidaamka Difaaca ee Syria hagaajiyeen 6-dii bilood ee la soo dhaafay.

SHIINAHA:

Afhayeenadda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Shiinaha waxay sheegtay in Weerarka Isbahaysiga Maraykanka ku qaadeen Syria uu xad-gudub ku yahay Xeerarka Caalamka.

Afhayeenada oo lagu magacaabo Hua Chunying, ayaa sheegtay in Xal Siyaasadeed ou keliya lagu xalin karo Xiisada dalka Syria,wxayna ku baaqday in Baraitaan madax-bannaan lagu sameeyo cidda mas’uulka ah weerarkii Hubka Kiimikadda ee dhawaan ka dhacay dalkaasi.

TURKIGA:

Afhayeenka Xisbiga haya Talada dalkaasi ee AK Party, Mahir Unal ayaa sheegay in Dowladiisa lagu soo wargeliyey Warka Duqeynta dalka Syria, ka hor intaysan Isbahaysiga Maraykanka duqeynin dalka Syria.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkiga ayaa sheegtay inay soo dhaweynayaan Duqeyntaasi

SACUUDIGA:

Hasal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Sacuudiga ayaa lagu sheegay inay taageersan yihiin weerarka ay Isbahaysiga Maraykanka ku qaadeen dalka Syria.

“Waxan si buuxda u taageernay Hawlgalkaasi Milliteri ee lagu duqeeyey  baraha Milliteri ee dalka Syria” ayaa lagu yiri Qoraalka.

BAXRAYN:

Dowladda Baxrayn ayaa taageertay Duqeyntii lagu qaaday Syria, iyadoo ay Kumanaan Askar Maraykan ah saldhig ku leeyihiin dalka Baxrayn.

HOLLAND:

Ra’isul-wasaaraha dalka Holland, Mark Rutte waxa u usheegay inay Dowladiisa fahamsan tahay Tallaabadda Milliteri ee laga qaaday dalka Syria.

Waxa uu intaasi ku daaray inay Dembi weyn tahay isticmaalka Hubka Kiimikada, isla markaana aysan oggolaan Karin Beesha Calaamka.

Si kastaba ha ahaatee, Madaxtooyadda dalka Syria waxay soo bandhigay Muuqaal Video, iyadoo Madaxweyne Bashaar Alasad u so oshaqo tegay Xafiiskiisa Madaxtooyadda wax yar kadib, markii ay Isbahaysiga Maraykanka duqeeyeen qeybo ka mid ah

W.Q. Ustaad Nuradin

Previous Post

Dhageyso:-Wabiga Shabeelle oo Maanta fatahaad sameeyey(Warbixin)

Next Post

Sawirro:-Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo la kulmay Xildhibaanada Jubbaland

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad
Warar

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad

June 21, 2025
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed
Warar

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

June 21, 2025
Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
Warar

Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

June 21, 2025
Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan
Caalamka

Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan

June 21, 2025
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Next Post

Sawirro:-Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo la kulmay Xildhibaanada Jubbaland

Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation

Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation

by Gesey Liban
June 21, 2025
0

In a move that reflects both national pride and ongoing political sensitivities, the Somali Federal Government has announced the postponement...

Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes

Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes

by Gesey Liban
June 21, 2025
0

Iran has ruled out resuming nuclear negotiations while it remains under attack, warning of escalating tensions just hours after Israel’s...

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad

by Ilhaan
June 21, 2025
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta berri oo ku beegan...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

by Ilhaan
June 21, 2025
0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, horey ugu muddeeyay in uu qabsoomo 22-ka Juun...

Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation
English News

Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes
English News

Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad
Warar

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed
Warar

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
Warar

Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan
Caalamka

Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation
  • Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad
  • Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00