• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Hab maamuus-xumo iyo isku dhex yaac ka jira Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha.

Bilan Media by Bilan Media
February 22, 2017
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wararka aynu ka helayno Hoolka ay ka socoto Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ayaa waxay xaqiijinayaan inuu calow xooggan ka dhex jiro Nidaamka Hab-maamuuska (Protocol)-ka iyo Nidaamka Wada-shaqeynta ee Guddiyadda loo xil-saaray Habsamida Munaasabadaasi.

Waxaa muuqata inay Guddiyadda ka dhex jirto Is-faham la’aan baahsan, taasi oo keentay in la kala maarayn waayey Kuraasta, maadaama aan la kala cayimin kuwa loogu tala galay Madaxda Caalamiga, Diplomaasiyiinta iyo  kuwa Madaxda Maamul-gobaleedyadda.

Waxaa kaloo jirta in qaar ka mid ah Diplomaasiyiin martida ahaa loo waayey Kuraas Baratakool ahaan loo fariisiyo,  inkastoo markii dambe loo helay Kuraas ay ku fariistaan..

Weriyayaasha ku sugan Madasha Caleema-saarka waxay kaloo soo sheegeen inuu Jadwalka Munaasabadda  dib uga dhacay muddo 2-saac xilligii horey loo iclaamiyey.

Si kastaba ha ahaatee, Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo waxaa ku sugan in ka badan kun Ergo oo ka kala socotay 126 Waddan, kuwaasi oo isugu jiray Madaxweynayaal, , Ra’isul-wasaaro, Wasiiro, Ergo  iyo Diplomaasiyiin kale.

Jadwalka Khudbadaha ee Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha:

6:00 – 10:30 – Soo gelitaanka Martida

10:30 il 11:30 – Madadaallo iyo suugaan

11:30 – 11:45 – Furitaanka iyo kalmadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte.

11:50 – 12:10 – Kalmadda Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Macheal Keating.

12:10 – 12:30: – Kalmada Wakiilka Midowga Africa Francisco Madeira

12:30 – 12:50: – Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle

12:50 – 1:10: – Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe

1:10 – 1:30: – Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta

1:30 – 1:50: – Khudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud

1:50 – 2:20: – Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

©Radio Dalsan

Previous Post

Xaflada caleema saarka madaxweyne Farmaajo oo bilaabatay.

Next Post

Dowladda Britain oo kireysay Shirkado Ammaan oo tababar siiya Ciiddanka Somalia.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
English News

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

May 14, 2025
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Next Post

Dowladda Britain oo kireysay Shirkado Ammaan oo tababar siiya Ciiddanka Somalia.

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Waxaa magaalada Nairobi si xawli ah uga socda kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen madax hore oo ka tirsaneyd dowladihii...

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

by Ilhaan
May 14, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u sheegay in dalka Soomaaliya aan dib loogu celin...

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

by Ilhaan
May 14, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay si rasmi ah u daahfuray urur siyaasadeedka cusub ee Cadaaladda...

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

by Liban
May 14, 2025
0

Doha, Qatar – The government of Qatar is set to host a major international donor conference at the end of...

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal
English News

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
English News

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis
English News

UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
  • Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
  • Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
  • Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00