C/laahi Maxaéd Cabdulle “Saneey ” Gudoomiyihi waaxda Dab Damisk G/Banaadir is casilay kadib marki uu sheegay in aysan wax mushaar ah qaadan shaqaalaha mudo 5 bilood ah .
Saneey oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in dhibaatadaas iyadoo ay jirto uu maamulka G/banaadir diidanyahay xuquuqda aasaasiga ah ee shqaalaha Dab damiska G/Banaadir
Wareysgiisa oo dhamaystiran la soco goor la soco