Golaha wasiiarda xukuumada ayaa isku raacay in la sameeyo maalinta ka hortaga masuq-maasuqa Soomaaliya, si loo baabi’iyo falalka musuqa ee ka jira hay’adaha dowladda.
Wasiirada ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in meel looga soo wada jeesto la dagaalanka musuqa, islamarakaana qofkii lagu arkaa wax isdaba marin la soo tago maxkamad.
Maadxweyne Farmaajo ayaa hore u sheegay in dowladiisa ay xooga saari doonto sidii loola dagalami lahaa musuqa, loogana hortagi lahaa wax walbo  isdaba marin ah.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.