Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha, dowladaha Hoose iyo dib uheshiisiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuurkar Cabdi ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Cabdullaahi Cali Axmed oo loo yaqaano Waafow ayaa loo magacaabay in uu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Degmada Marka,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Xasan Cumar Macalin.
Hoos ka Akhriso Wareegtada.