Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Magaalada Baraawe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee Ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.

Guddmmiye Aadan madoobe iyo wafdigiisa, ayaa waxaa si weyn garoonka diyaaardaha ugu soodhaweeyay Masuuliyiin uu kamid yahay Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

Gudoomiyaha iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa Kulamo la qaadanaya Maamulka, saraakiisha, ciidanka iyo Bulshada Reer Baraawe.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor