• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 11, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Galmudug oo soo jeedisay in la badallo guddoomiyaha gudiga xalinta khilaafadka Doorashadda ee Galmudug  xiili maanta madaxweyne Guuleed uu amray iney ka baxaan Cadaado

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 27, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maamulka gobolleedka Galmudug ayaa qoraal ka soo baxay maanta waxaa ay ku dalbadeen in la badallo guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka heer dowlad gobolleedka ee Galmudug.

Galmudug ayaa wakiilka guddiga xalinta khilaafaadka ee heer dowlad gobolleedka ku eedeysay in uu ka shaqeynayo sidda hadalka loo dhigay iska horkeenka bulshada ku dhaqan Cadaado iyo guud ahaan arrimo dhibaato ka dhalin kara deegaanka.

Warsaxaafadeed ka so baxay Gamudug ayaa u qornaa sidan

Iyadoo laga anba-qaadayo habsami usocodka geedi socodka doorashooyinka iyo in doorashooyinku ay ku dhammaadaan si nabad ah oo xasilloon ayaa maamulka dowlad goboleedka Galmudug wuxuu dacwad liddi ku ah Madaxa wakiilada guddiga xallinta khilaafaadka ee ku sugan Galmudug u gudbiyey Gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

Kadib markii maamulku uu arkay in xubintaas wakiilka ka ah guddiga xalinta khilaafaadka ay ku dhaqaaqday arrimo ka baxsan waajibaadkii shaqo, kuwaas oo qas iyo iska hor imaad ku abuuray bulshada, caqabado iyo turaan turooyinna ku ah habsami u socodka hawlaha doorashooyinka.

Hadaba, annagoo ka duulayna arrimahaas waxaan gudoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka ka codsaney in uu dib ula laabto wakiilkan laguna soo badallo xubin kale oo aan wadda shaqeyn karno.

Dowlad goboleedka Galmudug waxay cadeyneysaa, in ay diyaar u tahay in ay iskaashi buuxda layeelaneyso dhammaan guddiyada loo igmaday doorashooyinka gaar ahaan guddiga xalinta khilaafaadka, waxayna guddiyadaas ka rajeyneysaa in ay dhawraan kuna shaqeeyaan waajibaadka shaqo ee loo xilsaaray”.

Ugu danbeyntii, warka qoraalka ah ee maanta ka soo baxay Galmudug, ayaa imanaya xili dhinaca kale guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashada dadban war ay soo saareen ku sheegeen in ilaa iyo hadda aysan jirin go’aamo la xiriira doorashada oo ay dhinacooda gaareen, taasoo kuu muujineysa in uu jiro khilaaf soo kala dhaxgalay guddigan oo siyaabo kala duwan u kala hadlay.

Hadalkaan ayaa ka dambeeyey kadib markii madaxweyne guuleed uu amray iney magaalada cadaado ka baxaan xubnaha saaka

©Radio Dalsan

Previous Post

(DHageyso):- Boqor Maxamed Jaamac oo ku eedeeyey wasiir Maareeye inuu doonayo inu qorto ergo been abuur ah.

Next Post

Fadumo Dayib “ Keligii Taliyihii Somalia ujeedo Siyaasadeed ayuu ugu biiray Ururka Jamaacadda Carabta”

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Next Post

Fadumo Dayib “ Keligii Taliyihii Somalia ujeedo Siyaasadeed ayuu ugu biiray Ururka Jamaacadda Carabta”

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

by Dalsan Editor
May 10, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In what could be one of the most significant oil discoveries in recent East African history, Turkiye...

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
English News

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas'uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
  • Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
  • Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00