Gabdhaha xildhibannada ah ayaa isaga ka baxay fadhiga barlamanka ayago ka cabanaya xadgudub lagu sameeyay dastuurka markii laga reebay gudiyo muhim ah
Xildhibaan Sagal Isaaq Biixi ayaa barteeda Facebook ku so qortay arinta ,
Gudiyada laga reebay Xildhibaanada gabdhaha ayaa waxa ka mid ah dastuurka.
Wixii soo Kordha kala socda radiodalsan.com