• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

FAALLO: Musharixiinta Madaxtinimadda oo Dagaal Siyaasadeed ku wajahayo Doorashadda Somalia.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
September 24, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Doorashadda Madaxtinimadda  Somalia ayaa la qorsheynayaa in la qabto 6 isbuuc kadib, waana DoorashAdii  ugu dambeysay ee Nidamka Awood-qeybsiga ku salaysan 4.5 ee ay Beelaha Soomaaliyeed ku wadaagi jireen Xilalka Dowladda.

Doorashadda sannadkan ayaa loo arkaa mid ka culus Doorashaddii sannadkii 2012-kii  oo uu ku guuleystay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Musharixiinta sannadkan ayaa  u muuqda kuwo diyar-garow xooggan u soo galay Musharaxnimdooda, isla markaana soo bandhigay Qorshaha ay ku maarayn karaan Ololaha Doorashadda iyo Kharajka kale ee ay kaga tallaabi karaan Masraxa Musharixiinta, kuna kasban karaan Codadka Xildhibaandd Barlamaanka soo socda.

Jawiga Diyaar-garowga Doorashadda ayaan la guda-galay, iyadoo inta badan Musharixiinta Madaxtinimadda bilaabeen Ololahooda Doorashadda.

Munaasabadaha ay Musharixiinta ku shaacinayaan Damacooda Siyaasdeed ee Xilka Madaxweynaha ayaana weli ka socda magaalladda Muqdisho iyo Magaallooyinka kale ee Somalia iyo kuwa dalalka deriska.

Boorarka Sawirada Musharixiinta ayaana lagu dhejiyey goob kasta oo ka mid ah Faras-magaalaha iyo Waddooyinka ugu mashquulka badan Muqdisho, iyadoo Musharax kasta uu samaystay Hal-ku-dheg u khaas ah, oo biyo dhaciisu yahay Hamuunka ay u qabaan Xilka Madaxweynaha.

Musharixiinta Madaxweynaha waxaa wehliya Siyaasiyiin badan, kuwaasi oo uu damac kaga jiro haddii Musharaxa ay taageerayaan ku guuleysto Xilka Madaxweynaha in loo magacaabi doono Xilal Sare, kuwa Dhexe ama Xilal Diplomaasiydeed ama loo cantoobin doono Hantida Qaranka ee iska baylahan.

Wargeyska Foreign Policy ee ka soo bxa dalka Maraykanka wax uu bishan September 20-dii  Maqaal Dheer ka qoray Arrimaha Doorashadda soo socota ee Somalia iyo Eedeymaha lagu sheegayo inay jiraan Tacadiyo iyo Musuqa hareyn doona Doorashadda Madaxtinimadda Somalia  ee soo socota.

In ka badan daraasiin Musharixiin ayaa ka mid noqday Masrxa Musharixiinta, waxaana kuwa ugu tunka weyn ka mid ah Mdaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee DKMG, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’isul-wasaare Omar C/rashiid oo la soo shaqeeyey Labada Madaxweyne ee ay haatan ku wada loolami doonaan Xilka Madaxweynenimadda.

Musharixiintan waxay  taageeradda Qabaa’ilkooda iyo Taageeradda Maaliyadda ka dhigtay inay isku aqoonsadaan Musharixiinta xaqiiqda.

Laakiin, Musharixiinta isku arka inay yihiin Siyaasiyiin Mucaarad ah waxay Saadaal aan wanaagsan ka bixinayaan Hannaanka Doorashadda iyo Heerka uu garsiisnaan karo Xorriydda Dimuqraadiyadda, waxayna si kulul ugu eedeeyaan Dowladda Federalka inay Gacan Adag ku xakamaynayso  Musharixiinta ka tirsan Isbahaysiga Isbedel-doonka.

Go’aanka lagu mamnuucay DIbadbaxyadda Siyaasadda ayaa dareen ku abuuray Siyaasiyiinta iyo Musharixiinta Mucaaradka ku ah Dowladda Federalka, kuwaasi oo u arkay Go’aankaasi mid lagu dabrayo Ololahooda Doorashadda iyo Dibadbaxyadda ay Taageerayaashooda ku qabsan lahaayeen magaalladda Muqdisho.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay wax ka jiraan Gocashadda Musharixiinta la tartamayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,  iyadoo Musharixiintaasi sheegaan in aad loo soo koobay Tas-hiilaadkooda asaaska u ah Iib-geynta Ololahooda Musharaxnimdooda iyo Dibdbaxyadii Siyaasadeed.

Ra’isul-wasaare iyo Musharax Cumar C/rashiid waxa uu si cad u sheegay inay Musharixiinta xaq u leeyihiin inay dhigtaan Dibadbaxyo Siyaasadeed, wuxuuna hadalkiisa u muuqdaa mid uu ku difaacayo Musharaxnimadiisa iyo Musharixiinta kale.

Xaqiiq ahaan  Siyaasadda  Somlia ayaa u muuqata mid iska bedeshay Jihadii Caadiga ahayd, iyadoo Siyaasiyiinta u muuqdaan kuwo ku kala qeybsan Marxalladda lagu jiro iyo Geeddiga Doorashadda

Dhaliisha Mucaaradka ayaana la dhihi karaa waa qeyb ka mid ah Furfurnaanshaha Dimuqraadiyadda  iyo Is-turxaan bixinta, balse, waxaan meesha ka maqnan Karin Khatarta ka dhalata Xasaasiyadda ee Xilliga Doorashooyinka.

©Radio Dalsan          

Previous Post

12 qof oo lagu dilay weerar iyo qarax ka dhacay Iraq.

Next Post

Maxkamad ku taalla Hindiya oo xukun dil ku riday 50 Soomaali ku eedeysan Burcad-baddeednimo.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Next Post

Maxkamad ku taalla Hindiya oo xukun dil ku riday 50 Soomaali ku eedeysan Burcad-baddeednimo.

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo muhiim ah...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
  • Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
  • Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00