• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, July 11, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(FAALLO): Maxaa laga filan karaa Geeddiga AMISOM iyo Galaangalka DFS ee Sugidda Ammaanka ?

Bilan Media by Bilan Media
November 25, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

10-sanno kadib, Taliska Ciiddanka Hawlgalka AMISOM waxay diyaar garow ugu jiraan inay dib ugu laabtaan dalalkooda, kadib, markii ay Dagaal aan dhamaad lahayn la galeen Alshabaab.

Waana Istaraatijiyad ku soo beegantay Xilli  uu Madaxweyne Farmaajo ku dhawaaqay Dagaal Cusub oo ka dhan ah Alshabaab, iyadoo ay Dowladda Maraykanka iyo kuwa Gobalka ay u muujiyeen Taageero Milliteri.

Khubarada Milliteri ayaa rumeysan inay kaaf iyo kala dheeri noqon karto haddii ay Ciiddanka AMISOM bilaabaan inay ka baxaan Somalia, xilli la iclaamiyey Dagaal cusub oo ay Ciiddanka DFS la galayaan Alshabaab, waana hubanti inay iska kooban tahay Natiijadda laga filan karo Hawlgalkaasi.

Khubarada Milliteri waxay kaloo sheegaan inay DFS ku qanacsan tahay Duqeymaha Diyaaradaha Maraykanka, balse waxaa meesha ka maqan Shaxda Milliteri ee ku aadan inay Ciiddanka isku mar ka wada hawl-galaan dhulka iyo cirka.

Ciiddanka AMISOM oo muddo 10-sanno dagaal kula jiray Alshabaab waxay rumeysan yihiin inaan si fudud lagu loodin Karin Alshabaab, haddii aan la helin Diyaarado wax duqeeya iyo Hawlgal dhinaca Sirdoonka ee Mandiqadda.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan in Taagta AMISOM horey loo qiimeeyey, isla markaana uu Halgankooda keenay in Alshabaab laga saaro magaalladda Muqdisho iyo Degmooyin kale, balse, Hawlgalka AMISOM weli waa Qabyo,wuxuuna Waqtigu ka dhamaanayaa iyadoo ay Hawshi iAMISOM  qabyo tahay.

Saraakiisha Milliteriga ee Soomaalida ayaa rumeysan inay Bixitaanka AMISOM naruuru u noqn doonto Ciiddanka Qaranka, kuwaasi oo sannooyin badan mushaar yar iyo daryeel-xumo ku soo nolol qaatay.

Waana hubaal inuu caqliga saliimka qaadan kari in Askariga AMISOM uu bishii qaato lacag   la mid ah Mushaarka Askariga Soomaalifa ee sannadkiiba.

Qaladka noocaasi ayaana ah mid aysan Madaxdeena kuwoodii hore iyo kuwa haatan ku baraarugsanayn Qiimaha Askariga Waddaniga, mana jirto Madal ay Deeq Bixiyayaasha Calaamiga ku baraarujiyeen in isku mushaar laga dhigo Askariga AMISOM iyo Askariga Qaranka.

Si kastaba ha ahaatee, Qeylo-dhaanka Bixitaanka AMISOM ee Xilligan Kala-guurka waxaa loo arki karaa  Gorgortan iyo Qandaraas cusub oo ay ku sii joogaan, waxaana isweydiin mudan Maxaa laga filan karaa Geeddiga AMISOM iyo Galaangalka DFS u yeelan doonto Sugidda Ammaanka ?

 

Previous Post

Dhageyso:-Nuxurka Khubadii Xildhibaanada uu u jeediyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

Next Post

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Dhalinyaro si Mutadawacnimo ah kula dagaalami doona Shabaab

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Next Post

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Dhalinyaro si Mutadawacnimo ah kula dagaalami doona Shabaab

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

by Liban
July 11, 2025
0

Premier Bank Somalia has been named Africa’s top banking brand at the 15th African Business Leadership Awards — a major...

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

by Liban
July 10, 2025
0

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ah garabka howlaha horumarinta iyo gargaarka ee Hormuud Telecom iyo Salaam Soomaali Bank ayaa maanta...

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

by Liban
July 10, 2025
0

LONDON, UK, – Somalia’s Hormuud Salaam Foundation has been awarded the Africa Social Impact Leadership Award at the 15th African...

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

by Liban
July 10, 2025
0

Addis Ababa - The Minister of Labour and Social Affairs of the Federal Government of Somalia, Hon. MP Yusuf Mohamed Adan,...

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award
English News

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
English News

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
English News

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu
English News

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan
English News

Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award
  • Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
  • Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
  • Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00