• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 9, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Maqal

FAALLO:-Maxaa laga filan karaa Geeddi-socodka DFS, kadib khilaafyadii Siyaasadeed ee ragaadiyey ?

Bilan Media by Bilan Media
December 31, 2018
in Maqal, Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sannadka saacadaha kooban ka harsan yihiin waxaa lagu xusuusan doonaa Galaangalkii DFS, Siyaasadaha Is-diidan, Khilaafka Golayaasha Qaranka iyo kuwa ay DFS iyo DG ku kala irdhoobeen.

Qiimeyn kasta oo lagu sameeyo Waxqabadka DFS ee sannadka 2018-kii waxaa hubanti ah inay ku tallaabsatay Horumar iyo Dib-u-dhac, inkastoo uu Dib-u-dhacu saamayn ku yeeshay Hawlihii Golayaasha Qraanka iyo kuwa DG.

DFS sidii Dowladihii ka horreeyey waxay caqabado ka haystaan dhanka Ammaanka, iyadoo dadweynuhu la daalla dhacayaan amni-xumi iyo Waddooyinka oo mararka qaarkood looga xanibo Madax dhoofaysa iyo Wafuudda Caalamiga ee boqashadda ku yimaada Somalia.

DFS caqabadda dhanka Ammaanka ka sokow waxaa u soo labeeyey Dagaal-siyaasadeedka DG, kuwaasi oo iyagu isku bahaystay sidii ay DFS ugu dhigan lahaayeen Isbaaro dabri kara Dhaqdhaqaaqa Guud ee Golayaasha Qaranka.

Mashaqo Siyaasadeed kale ayaa laga badbaaday, kadib, markii ay qaar ka mid ah Madaxda Golayaasha DF uu Khilaaf siyaasadeed soo kala dhex galay, kaasi oo dhowr isbuuc dib u dhigay Hawlihii Golaha Shacbiga Qraanka.

Isla-xisaabtan dood ka dhashay iyo Mooshin ay qaar ka mid ah Xildhibaanadda BFS ka keeneen Madaxweynaha ayaa waxaa ugu dambeyntii loo helay Xaal-mastuur ku dhisan Isku-tanaasul, sida laga dareemi karo Heshiiska damiyey Ololkii Khilaafkaasi.

Sidoo kale, Khilaafka DF iyo DG ayaa u muuqda mid weli loo caal la’ yahay,  waxaana muuqata in Hesjiis la’aanta labada dhinac sababayso inay xaalladu sii daba dheeraato, oo ay madaxa la sii gelayso sannadka cusub ee 2019-ka ee Tirsiga Miilaadiyadda./

Waxaana muuqata inay Madaxda DG ugu tunka weyn hami ka qabaan in dib loogu soo dooran doono Doorashooyinka ku soo fool leh.

Madaxweynaha xilligiisu sii dhamaanayo ee DG Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas waxa uu dhawaan sheegay inuu doonayo in mar kale xilkaasi ku guuleysto, marka la gaaro Doorashadda Puntland ka dhici doonta bishan Janaayo 8-da ee sannadka 2019-ka.

Sidoo kale, Madaxweynaha DG Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa isagana galangal kasta ugu jira sidii uu mar kale u sii hoggaamiyo Jubbaland.

Xaalladdaha aan weli horumarka siyaasadeed laga gaarin waxaa ka mid ah Wada-xaajoodkii DFS iyo Somaliland oo hakad galay, isla markaana ay labada dhinac isku fahmi la’ yihiin Ajendaha Guud ee Wada-hadalkaasi.

Maamulka Somaliland ee gacanta ku haya Goballadda W/G, Togdheer, Awdal iyo qeybo ka mid ah Gobalka Sanaag ayaa xusul-duub ugu jirta  inay Caalamka ka helaan Ictiraaf, balse weli kuma aysan najixin Gooni-isku-taagooda oo soo socday tan iyo Burburkii Dowladdii Somalia sannadkii 1991-kii.

Si kastab ha ahaatee, marka doc kasta laga eego Geeddi-socodka DFS waxa laga dareemi karaa Horumar xadidan iyo caqabado siyaasadeed, amni, horumar iyo Deganaansho la’aan Siyaasadeed, waxaana ay isweydiintu tahay Maxaa laga filan karaa Geeddi-socodka DFS, kadib khilaafyadii Siyaasadeed ee ragaadiyey ?

 

Hoos ka Dhageyso Faallada oo Cod ah,waxaana soo jeedinaya Wariye Xasan Nasiib Maxamed

http://dev.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2018/12/FAALLO-Xasan-Nasiib-Maxamed-.mp3
Previous Post

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Cabdicasiis

Next Post

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo
Caalamka

Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo

May 8, 2025
DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland
Warar

DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland

May 8, 2025
“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”
Warar

“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”

May 7, 2025
“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid
Warar

“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid

May 7, 2025
Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah
Warar

Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah

May 7, 2025
Next Post

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

by Ilhaan
May 8, 2025
0

kulanka 11-aad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa...

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

by Liban
May 8, 2025
0

The Federal Government of Somalia (FGS) has unveiled a contentious plan to establish a new autonomous administration in Jubbaland, in...

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

The National Consultative Council (NCC) released an official communiqué on Wednesday evening following the conclusion of its recent summit held...

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has strongly criticized President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of sabotaging the National Consultative...

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
English News

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
English News

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum
English News

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership
English News

Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation
English News

Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
  • Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
  • National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
  • Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00