• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 9, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(FAALLO): Duullaanka Alshabaab ee Puntland ma mideyn karaa Isfahamka Dowladda Federalka iyo Maamulka Puntland ?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 17, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maamul-gobaleedka Puntland ayaa waxaa ku soo faruurmay Jiho cusub oo Dagaal, kadib, markii ay boqolaal ka tirsan Alshabaab gaareen qeybo ka mid ah Deegaanadda Xeebta leh ee Goballadda W/bari ee Somalia.

Qulqulkaasi ayaa u muuqda inuusan si sahal ah ku imaanin, waayo Alshabaab waxaa lagu yaqaanaa inay muddo dheer sahmin ku sameeyaan Jihadda ay u arkaan inay gaarsiiyaan Hawlgalkooda Hubeysan.

Khubarada Milliteriga waxay rumeysan yihiin in Alshabaab doonayaan inay helaan Deegaanno cusub oo ay ka sii wadi karaan Halgankooda Hubeysan, maadaama ay Koonfurta Somalia kala kulmeen culaysyo Milliteri iyo mid Loojistiko.

Khubarada waxay kale oo u arkaan qorshaha ay  Alshabaab haatan ugu ruqaansadeen Puntland inuu salka ku hayo Istaraatijiyadda Alshabaab ku doonayaan inay ku gaaraan Deegaanadda Puntland, gaar ahaan Buuraha Galgala  ilaa Gacan-biyoodka Baabal-mandabka mashquulka badan.

Siyaasiyiinta ayaa iyagana ku tilmaamay Qorshaha Alshabaab ee Puntland inay saamayn ku yeeshaan Nidaamka Maamulka iyo Deganaanshaha lagu caano maalay ee Puntland iyo inay ka abuuraan Xiisado Siyaasadeed iyo mid Bulsho.

Xilliga ay Alshabaab ku soo beegeen inay  Aag cusub ka furan Puntland ayaa ku soo beegantay iyadoo uu Maamulka Puntland khilaaf kala dhexeeyo Dowladda Federalka, taasi oo ay dhici karto inay Alshabaab fursad ka heleen inay u soo dusaan Puntland.

Mowjadda Siyaasadda ee Dowladda Federalka iyo Maamulka Puntland ayaa ku salaysan arrimo Farsamo, inkastoo aysan Labada dhinac weli ku guuleysanin inay xaliyaan Khilaafka dhinaca Aragtida ee ka dhashay Nidaamka Doorashooyinka dabayaaqadda sannadkan ka dhici doonta dalka Somalia.

Siyaasiyiinta Qunyar-socodka ayaa rumeysan inay Labada dhinac gaari karaan Is-faham iyo Isku-tanaasul, si aysan Alshabaab uga faa’ideysanin Khilaafka Dowladda Dhexe iyo Puntland.

Siyaasiyiinta kale ee inta badan ifiyo Aragtiyaha Mucaaradka ayaa ka digay inuu Qulqulka Alshabaab saamayn xooggan ku yeelan karto Nidaamka Doorashadda ee ay Puntland ku doonayso in lagu saleeyo Nidaamka Deegaanka.

Haddii ay Madaxda Puntland horey ugu adkeysanayeen Nidaamka Deegaanka, waxay haatan u muuqataa inuu Halbeeggii Siyaasadda isbedel ku imaanayo, waayo Alshabaab waxay haatan dhufeysyo kaga jiraan ilaa 7 Deegaan oo ka tirsan Puntland, haba ugu horreyaan Deegaanadda Buuraleyda Galgalo iyo Qalcadaha  Toogga Suuj ee duleedka Degmadda Garmala ee Nugaal.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inuu Duullaanka Alshabaab ee Puntland mideyn karo Dowladda Federalka iyo Maamul-gobaleedka Puntland, waxayna Madaxda Puntland ku khasban yihiin inay  Madaxda Hay’addaha Ammaanka ee Dowladda Dhexe ka kororsadaan Khibradaha  u horseedi karaa inay iska caabiyaan La-dagaalanka Alshabaab.

Madaxweynaha Puntland, C/weli Gaas ayaa ka shanqriyey inay Maamulkiisa iyo Dowladda Federalka ka mideysan yihiin La-dagaalanka Alshabaab, wuxuuna Alshabaab ku sifeeyey Caddow Guud oo khatar ku ah Somalia iyo Caalamka.

Marka la xooraansado Alshabaabka ku sii qulqulayo Puntland ayaa waxay isugu jiraan  Alshabaabka taageersan Ururka Alqaacida iyo Garabka kale ee sheegtay inay taageersan yihiin Kooxda Daacish, waxayna taasi horseedi kartaa in Puntland ku soo faruurmaan Aagag cusub oo Dagaal oo khatar xambaarsan.

Si kastaba ha ahaatee, haddii ay Dowladda Federalka iyo Maamulka Puntland u midoobaan La-dagaalanka Alshabaab, waxay taasi soo dedejin karta in la iska mooso qulqulkaasi, haddiise aan Deganaansho Siyaasadeed la helin waxay Alshabaab khatar gelin karaan Qabsoomidda Doorashooyinka Somalia, gaar ahaan kuwa Maamul-gobaleedka Puntland.

SUUJ GARMAAL2

©Radio Dalsan

Previous Post

Talyaaniga oo sheegay inay Malaayiin EURO ugu deeqeen Dib-u-dhiska Somalia.

Next Post

DEG DEG: Dowlada Soomaaliya oo diyaarado hub wada u direysa Puntland

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

July 8, 2025
Ciidamada Dowladda & Dadka Deegaanka oo Bilaabay Guluf Dagaal Dib Loogu Qabsanayo Degmada Moqokori
Warar

Ciidamada Dowladda & Dadka Deegaanka oo Bilaabay Guluf Dagaal Dib Loogu Qabsanayo Degmada Moqokori

July 8, 2025
Qatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta  iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga Qaybgalaysa
Warar

Qatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga Qaybgalaysa

July 8, 2025
Rabshado Ka Dhashay Dibadbaxyo Ka Dhacay Kenya: 11 Qof oo La Dilay, Boqolaal La Xiray
Caalamka

Rabshado Ka Dhashay Dibadbaxyo Ka Dhacay Kenya: 11 Qof oo La Dilay, Boqolaal La Xiray

July 8, 2025
Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

July 7, 2025
Next Post

DEG DEG: Dowlada Soomaaliya oo diyaarado hub wada u direysa Puntland

Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland

Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland

by Gesey Liban
July 9, 2025
0

Geneva, Switzerland – The Federal Republic of Somalia has taken part in the high-level WSIS+20 Summit on digital development, currently underway in Geneva, Switzerland....

Somalia’s Minister of Internal Security Meets with Chinese Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation

Somalia’s Minister of Internal Security Meets with Chinese Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation

by Gesey Liban
July 8, 2025
0

Mogadishu – Somalia’s Minister of Internal Security, H.E. Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), today received the Ambassador of the People’s Republic of...

Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

by Ilhaan
July 8, 2025
0

Magaalada Laascaanood, xarunta gobolka Sool, ayaa maanta martigelin doonta ergooyinkii ugu horreeyay ee ka kala socda gobolka Sanaag iyo deegaanada...

No Troop Deployment to Sool or Sanaag, Says Somali Federal Government

No Troop Deployment to Sool or Sanaag, Says Somali Federal Government

by Gesey Liban
July 8, 2025
0

Mogadishu – The Federal Government of Somalia wishes to make it unequivocally clear that no military forces have been deployed to the...

Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland
English News

Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Minister of Internal Security Meets with Chinese Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation
English News

Somalia’s Minister of Internal Security Meets with Chinese Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
No Troop Deployment to Sool or Sanaag, Says Somali Federal Government
English News

No Troop Deployment to Sool or Sanaag, Says Somali Federal Government

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidamada Dowladda & Dadka Deegaanka oo Bilaabay Guluf Dagaal Dib Loogu Qabsanayo Degmada Moqokori
Warar

Ciidamada Dowladda & Dadka Deegaanka oo Bilaabay Guluf Dagaal Dib Loogu Qabsanayo Degmada Moqokori

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta  iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga Qaybgalaysa
Warar

Qatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga Qaybgalaysa

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland
  • Somalia’s Minister of Internal Security Meets with Chinese Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation
  • Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo
  • No Troop Deployment to Sool or Sanaag, Says Somali Federal Government

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00