Maamulka Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeladda Hoose, ayaa hawada ka saaray Idaacadda Radio Afgooye, sababo aan la shaacin.
Ciidamadda degmadda ayaa sidoo kale xaruunta Idaacadda ka kaxeystay Agaasimaha Idaacadda iyo qaar kamid ah Shaqaalaha Radio-yaha.
Maamulka degmada waxaa uu ku eedeeyay Idaacadda in ay amni darada Afgooye ay ka shaqeeyaan
Halkaan ka dhegeyso Agaasimaha Radio Afgooye oo ka warbixinaya, Su’aalihii ay maamulka degmada Afgooye ay weeydiiyeen.