Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho ayaa Maanta aad u dhaliilsay Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladda Federaalka Soomaaliya.
Waxa uu sheegay duqa muqdisho in dadka Mucaaradka ah laga doonayo inay la soo saftaan Al-Shabaab ama xag-xagashada ka dayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
”Haddii aad Tahay Siyaasi Qas Wade ah Lasoo Safo Al-shabaab Xag-xagasho lagaama Ogolaanayo”.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka.