DHAGEYSO:- Taliska nabad-sugida Gedo oo sheegay inay ka hortagayaan waxyaabaha maanka dooriya

Ciidamada nabad-sugida ee gobolka Gedo ayaa sheegay inay sameyn doonaan ka hortag ballaaran oo la xariira waxyaabaha maanka Dooriya ee la geeyo Gobolkaasi, xili shalay ciidamado ay qabteen tiro badan waxyaabaha maanka Badala oo la doonayey in lagu iibiyo degmooyinka gobolkaasi.

Taliyaha nabad-sugida magaalada Balad-xaawo ee Gedo Cali Bashiir waxaa uu sheegay inay qabteen waxyaabaha maanka Dooriya oo uu tilamaamay ina lgu dhibaateen rabay bulshada dagan Gedo, taliyaha ayaa sheegay in hada wixii ka danbeeyo aan la aqbali doonin falalka nuucaani oo kala ah, xashiis iyo wax lamid ah oo maanka dooriyana lagu iibiyo magaalada Balad-xaawo eysan aqbali doonin.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media